Dagaalkii maanta magaalada Muqdisho ka dhacay oo guulo ay ka kala sheegteen Xoogaga Islaamiyiinta iyo dowladda KMG.    02 Jul 2009
Dagaalkii maanta magaalada Muqdisho ku dhaxmaray Xoogaga Islaamiyiinta iyo dowladda KMG ayaa mid waliba waxa ay guulo ka sheegteen dagaalkaasi.
Dagaal culus oo maanta markale Muqdisho ka dhacay.   02 Jul 2009
Dagaal aad u culus oo ay kadhasheen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta waxa uu kadhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho
Burcad Badeed la soo taagay Maxkamad ku taala Wadanka Yemen.   02 Jul 2009
Maxkamad ku taala Magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa la horkeenay Kooxo Burcad Badeed oo gaaraya 22 nin oo lagu eedeyey in ay ku jireen falal burcad badeednimo xilliga la soo qab qabanayay.
Midowga Afrika oo ku baaqay in wax laga qabto Xaalada Wadanka Soomaaliya.   02 Jul 2009
Gudoomiyaha Ururka Midowga Afrika ayaa Wadamada Afrika ee ka qayb galaya kulanka ka furmay Magaalada Sirte ee Wadanka Libya ugu baaqay in ay Taageero u fiidiyaan dowlada KMG ah.