SEARCH

Dhagayso

  BBC 11:00 GMT
  BBC 14:00 GMT
  BBC 18:00 GMT
  SBC 08:00 CET
  SBC 13:30 CET
  SBC 20:00 CET
  Radio Daljir
  Radio Galkacyo
  Radio Garowe
Radio Nugaal

Somali Links

Allmudugnews
almujaahid

Aayaha 
Allwaamo 
Baargaal 
beerdhiga 
Biyo-Kulule Online
Boocame 
Burtinle Online
Calanka
 
Carmooyin 
ceelcadnews 
Dailypuntland 
Danwadaag 
dayniile 
  
Garowe Online
Gedonet
Halgan  
IqraSomali
Jidbaale

kataaib 
kismaayocity 
Kismaayopost
Midnimo
PuntlandGov 
Puntlandpost
qaadisiya 
Saylaci   
Somali PEN
Somalitalk
 
Somaliweyn 
Suldan hurre
Xarfo
 
Waayaha.net
Widh widh

Wararkii ugu danbeeyay ee Soomaaliya iyo saaka
Xaalada magaalada Muqdisho ayaa saaka degen iyadoon laysku haleyn karin xasiloonida mar kastana waxaa suurtowda inay qaraxyo iyo dagaalaba bilowdaan maadaama ayan jirin wax is afgarad ah...
13 May 2008
Jahwareer siyaasadeed oo ka jira Somaaliland
Khilaaf xoogan oo u dhexeeya xisbiyada mucaradka iyo maamulka dowlada Somaliland ayaa soo ifbaxaya iyadoo gudoomiyaha baarlamaanka Soomalinad Cirro uu cadeeyay inuu ka quustay dhexdhexaadinta dowlada iyo mucaaridka...
13 May 2008
Maxkamadaha Islaamiga ah oo ka hadlay waxa ay la damacsan yihiin cadwoga
Afhayeenka ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ah Sheekh C/raxiim Ciise Cadoow ayaa daboolka ka qaaday in ay doonayaan inay yereeyaan khasaaraha soo gaaraya shacabka....
13 May 2008
Isbeheysiga dib u-xoreynta Soomaaliya oo ku adkeysanaya inay la hadlayaan beesha caalamka
Afhayeenka isbeheysiga dib u-xoreynta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa dabaalka ka qaaday in marka hore ay kala hadlayaan beesha caalamka sidii ciidanka Itoobiya loo bixin lahaa....
13 May 2008
Dagaal xoogan oo ka dhacay galabta Warshada Baastada ee magaalada Muqdisho
Dagaal aad u xoog badan ayaa galabtay qorax dhicii wax yar ka hor waxa uu ka dhacay Warshada Baastada ee magaalada Muqdisho,...
12 May 2008
Shirkii Magaalada Jabuuti oo si rasmi ah goor dhow u furmay
Magaalada Jabuuti ee Xarunta Jabuuti ayaa waxaa qadar daqiiqado ka hor ah ka furmay shirkii dib u heshiisiinta oo maalmahan dib u dhacyo ku yimaadeen, ...
12 May 2008
Al-shabaab oo saaka la wareegay Degmada Bardaale iyo Kudhaa oo Maxkamad Islaami ah looga dhawaaqay
Xoogaga Al-shabaab ayaa waxay saaka si nabad ah kula wareegeen Degmada Bardaale ee Gobolka Baay, iyadoo dadku soo dhaweeyeen imaatinkooda, waxaaana lagu wadaa inay dadka meel fagaare ah kala hadlaan....
12 May 2008
Ciidamada Itoobiya oo lagu weeraray meel u dhexeysa leego iyo Buurhakaba
Ilaa 3 Uraal ayaa maanta galinkii hore looga gubay ciidamada Itoobiya meel u dhexeysa degmada Buur-hakaba iyo degaanka leego ee gobolka Baay, iyadoo halkaasna uu ka soo gaaray khasaare...
12 May 2008
Qaraxyo ay ciidamo Itoobiyaan ahi ku dhinteen oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho
Qarax aad u xoog badan ayaa saaka lagula beegsaday ciidamada Itoobiya Isgoyska Towfiiq waxaana la arkayay qaar ka mid ah ciidamada Itoobiya oo dhulka daadsan....
12 May 2008
Shirkii lagu waday inuu Djabuti ka dhaco oo qarka u saaran in lagu kala tago
Waxaa deyro laga muujinayaa kulankii qaramada midoobay qaban qaabineysay ee la doonayay in laysku soo hor fariisiyo dowlada FKMG ah iyo isbeheysiga dib u-xoreynta Soomaaliya....
12 May 2008
Wararkii ugu danbeeyay ee Soomaaliya iyo saaka
Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa saaka lagu soo toosay magaalada Beledweyne iyagoo gaafwareegaya gudaha magaalada, ciidamadan ayaa ad u hubeysan waardiye xoog leh iska haya...
12 May 2008
Sarkaal sare oo ka tirsanaa sirdoonka dowlada oo xalay lagu toogtay degmada Shibis
Kooxo hubaysan ayaa xalay katakhalusay Sarkaal katirsan nabad sugidda xukuumadda FKMG ah ee wadanka gacanta u gelisay Itoobiya,...
12 May 2008
Ciidamada Itoobiya ayaa ku jabay dagaalo ka dhacay gobolka Ogaadeenya
Dagaalo qaraar ayaa ka soconaya deegaanka Soomaalidu degto ee Itoobiya, dagaaladaasna waxay u dhexeeyeen xoogaga ONLF iyo ciidamada gumeysiga Itoobiya...
12 May 2008
Bayaan lagu cambaaraynayo dadkii loo dhiibay Itoobiya oo ka soo baxay Jaaliyadda Puntland ee dalka Kenya
Waxgaradka iyo aqoonyahan ka soo jeeda Puntland ayaa baaq ka soo saaray magaalada Nairobi dalka Kenya, baaqaasoo lagu cambaareynayo falkii dhawaan Itoobiya loogu gacan geliyay dad ka soo jeeda gobolka Ogaadeenya. ...
11 May 2008
Ciidamada Itoobiya oo hubkii ka dhigay Yuusuf Daba-geed
Ciidamada Cadawga Itoobiya ee ku sugan Hiiraan ayaa waxay hub ka dhigis ku sameeyeen Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan ee dhawaan xilka laga qaaday, waxaana dhamaan hubkii uu watay la wareegay Ciidamada Itoobiya, ...
11 May 2008
Guriga Xildhibaan Qanyare ee Baydhabo oo saaka la weeraray
Waxaa saaka weerar lala beegsaday Guriga Xildhibaan Qanyare ka degan yahay Magaalada Baydhabo, iyadoo halkaas khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira loogu geystay ilaalada Qanyare, ...
11 May 2008
Ciidamada Itoobiya oo maanta dad rayid ah ku toogtay Magaalada Baydhabo
Ciidamada Cadawga Itoobiya ayaa waxay maanta bartamaha Magaalada Baydhabo ku toogteen 2 Ruux oo rayid ah, kuwaasoo xiliga dilka lala beegsaday ka cararay Ciidamada Itoobiya, ...
11 May 2008
Qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho oo saaka xiran
Wadada isku xirta Madaxtooyada iyo garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa saaka waaberigii waxaa la soo dhoobay ciidamadada dowlada FKMG ah iyo kuwa Itoobiya...
11 May 2008
Warbixin ku saabsan ciqaabta ciidamada Itoobiya ku haysata dalka Soomaaliya
Ciidamada Itoobiya ayaa waxaa la soo gudboonaatay dhibaato ba'an oo kaga imaaneysa dhowr dhinac taasoo sabab u noqotay inay in badan oo ka mid ah ciidankoodu nolosha isku dilaan...
11 May 2008
Sheekh Shariif "awooda kaliya ee sharciga ah waa anaga "
Gudoomiyaha isbeheysiga dib u-xoreynta Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku celiyay inayan Djabuti u imaanin inay kula kulmaan dowlada FKMG ah...
11 May 2008
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39  Next


Scrolling News
Mareykanka oo, mar kale, weeraray Soomaaliya, gumaadayna tiro dad ah oo guryahoodii jiifay!
Waa lala xisaabtami doonaa kuwa gata dhiiga Shacabka Soomaaliyeed
SOMALIA: ‘fight the enemy at home before the enemy at occupation’
Shirka ururka Islaamku, saamayn intee le’eg buu kulleeyahay dunida muslimka?
Maxaa ka soo baxay Shirkii Beelaha Daarood ku yeesheen Qalloocan
Puntland:Dalxiiska Cade Muuse & Digashadiisa Darxumada Shacabka!!!
PUNTLAND: DAL U BAAHAN DARYEEL & DAD U BAAHAN DAWLADNIMO
Rajada Dowladii Empakathi intee bay sii socon kartaa Geedi ka dib ?
© Copyright - 2007 dailypuntland.com  All Rights Reserved. webmaster@dailypuntland.com